Maraykanka oo gudaha Kenya ka bilaabaya duqeymo ka dhan ah Al-shabaab

Sida uu baahiyay wargeyska New York Times oo soo xigtay saraakiil Milateri, Mareykanka ayaa codsaday ogolaansho ah inuu qaadi karo duqeymo ka dhan ah kooxaha ka tirsan Al Shabaab ee ka howlgala qeybo ka mid ah Gobolka Waqooyi Bariga ee Kenya. Codsigan ayaa waxaa sii xoojiyey weerar ay Al-Shabab ku qaadeen saldhig militari oo ku … Continue reading Maraykanka oo gudaha Kenya ka bilaabaya duqeymo ka dhan ah Al-shabaab